
LP 162 24.4.2026
Jaceyl, hooyo
Pitkät - LP 162
24.4.2026
Teksti: Jecaterina Mantsinen
Taustatoimittaja: Hani Hassan
Kuvitus: Klaus Welp
Lukija: Hani Hassan
”Rakkaudella äiti” on nyt kuunneltavissa myös somalinkielisenä äänikirjana.
Long Play sheekadiisa ugu cusub oo wakhti dheer la galiya “Jaceyl, hooyo” woxoo ka sheekeynaayaa hooyooyin wiilashooda ku dhaceen dhibaatoyin dambi. Hadda waxaa laga sameeyey sheeko book-maqal ah, Qofwaliba woxoo ku dhageysan karaa lacag la’ an.